![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_083D88-4A1096-5AE801-8B2439-68EDEA-53E7CB.jpg)
Sudan: 560 carruur ah oo macaluul u geeryoodey iyo tiro intaa ka badan oo halis ku jira.
Agaasinka Guud ee Barakacayaasha iyo Qoxoontiga Sudan ayaa shaaciyey in 560 carruur ahi ay u nafwaayeen nafaqodarro iyo cunto la'aan 11-kii bilood ee dagaalku socday.