![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_4408B6-E061CE-DA0E1F-7E5DD6-C0FA19-0622CA.jpg)
Koowda Luuliyo 64 sano kadib Soomaaliya xoriyad miyay ku jirtaa mise Maxmiyad gummeysi [Warbixin].
Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamo shisheeye ayaa xalay laga xusay munaasabadda 1-da luuliyo, iyadoo uu madaxweyne Xasan Sheekh khudbadiisa ku sheegay in dalku xor yahay oo Soomaaliya meel wanaagsan mareyso.