Maxaa ka jira in Al-Shabaab ay qorshaynayaan dilka Rooble iyo Farmaajo? [WARBIXIN].
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta la isla dhexmarayay hadal kasoo baxay hay'ada sirdoonka DF kaas oo ay ku sheegtay inay Al-Shabaab qorshaynayso khaarijinta Farmaajo iyo Rooble.