![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_8807E7-C7B6D0-26B495-5F19D4-E1C7FC-0ADCE8.jpeg)
Ururka ECOWAS oo Cunaqabateymihii ka qaaday dowladda Niger.
Kadib kulan degdeg ah oo madaxda ururka ay ku midaysanyihiin dowladaha galbeedka Afrika ECOWAS ay ku yeesheen magaalada Abuja ee caasimadda dalka Nigeria ayay ku dhawaaqeen in xayiraaddii laga qaaday dalka Niger.