Warbixinno

Warbaahinta dowladda Sacuudiga oo dhaliishay Muqaawamada Falasdiin.
Horraantii bishii Oktoobar ee lasoo dhaafay markii ay xoogaga muqaawamada Falasdiin iclaamiyeen howlgalka duufaanta Al-aqsaa ee afka ciidda loogu daray ciidanka Yahuudda sahyuuniyadda iyo gaalada lagu deegaameeyay dhulalka muslimiinta falasdiin waxaa soo baxayay jawaab caalami ah iyo kuwa maxalli ah…
Damaca Abiy Axmed iyo dibad wareegga Xasan Sheekh!
Bishii ugu dambeysay waxa dhowr jeer oo isxiga uu Abiy Axmed ka hadley sidii ay Itoobiya u heli lahayd bad. Helitaanka badda oo xukuumadda Addis Ababa u noqdey bartilmaameedkeeda koowaad ayaa waxa ay u dejisay qorsheyaal kala horreeya.
Xamsa Barre oo halis ugu jira in xilka laga qaado. Waa maxay sababtu?
Raiisul wasaaraha DF Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmaya cadaadis iyo cambaarayn kaga imaanaya xubno xilal sare ka haya maamulka uu ka tirsanyahay ee DF kuwaas oo uu ugu horreeyo madaxweynaha DF, Xassan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu ka dhawaajiyay hadallo ka caraysiiyay dawladaha iyo hay'adaha…
Tani Waa Qazzada hurdada u diiday reer galbeedka
Waa ciwaanka maqaal ay baahisay mu'assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo uu qoray Saalim Ash-Shariif oo kamid ah qoraayaasha majallada Umatun Waaxida, oo taabacsan Lajnada Warfaafinta ee Mujaahidiinta Al-Qaacida.
Xamsoow Waa Naaqusnimo Waxaad Niiq la leedahaye WQ: Maxamuud Ugaas
Xamse Cabdi Barre oo ka mid ah qabbaannada gumeysiga casrigan ee Maraykanka ayaa mar uu ka hadlayay madal lagu tilmaamay "Siyaarada Sh. Cabdulqaadir Jiilaani" ka jeediyay hadal 34:00+ soconayay oo ka koobnaa dhammaan noocyada laaxinkii ay dhasha gumeysigu caanka ku ahayd. Inkasta oo uu hadalkiisu…
Update cookies preferences