Sawirro

Shacabka degmada Buq-Aqable oo dhigay dibadbax ay ku taageerayaan Falasdiin.
Degmada Buq-aqable ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan, si la mid ah degmooyinka kale ee wilaayaadka islaamiga ah waxaa ka dhacay isku soo baxyo ballaaran oo lagu taageerayo muslimiinta reer Falastiin, sidoo kalena xanuunka lagula qaybsanayo walaalaha reer Gaza ee duqaymaha bahalnimada ah kala kulmaya…
Update cookies preferences