Sawirro: Maalmo ka hor Inta aysan DF qabsan Aadan Yabaal & Maanta.
Aadan Yabaal ayaa muddo ka badan 12 sano lagu maamulayay shareecada islaamka, magaaladan ayaad aad dhisantay sanadadii nabadda waxayna ku tallaabsatay horumar dhan walba ah.