Maqaallo

Heshiis Nabadeed Mise Gummeysi cusub! W/Q: Wadaadyare
Iyada oo horeba loo ogaa in hogaamiyeyaasha carabtu ay xidhiidh qarsoodi ah la lahaayeen dawladda Israa'iil ayaa haddana waxa aad loo hadal hayaa heshiiskii layaabka ahaa ee shaley ka dhacey washington. Kaas oo ay madaxda Imaaraatka, Baxreyn iyo yuhuuddu kala sexeexdeen wax loogu yeedhay heshiis…
SIYAASADDU WAA TURUBKA OO KALE.
Siyaasadda ayaa la sheegaa in ay tahay turubka oo kale haddii aad Turub barad tahayna waxa dhici karta in si degdeg ah lagaaga adkaado turubka waayo ninka kaa badiyaa waa mid kugu rogi kara oo lixle turub ah kaaga qaadi kara Yake (ace).
Sheekh Fu'aad (Bidix) sheekh Mahad Warsame (Midig).
Wadaadada Halgamaya maxay inoo yihiin? W/Q: Wadaadyare Xaashi
Bina aadamku waa daciif hase ahaatee wuxuu alle siiyay maskax uu kaga soocan yahay xayawaanka Waxa aynu ku jirnaa wakhti ka duwan cusuurtii hore, xaqiiqada oo muruxsan oo la soo bandhigaa kuma filna in ay dadku fahmaan sababta oo ah waa hore ayaa lagu shubey bidcooyin iyo shubuhaad u baahan in lala…
Siyaasadda Goronyada! W/Q Wadaadyare Xaashi.
Wadahadallada Somaliland iyo dawladda federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka furmeen dalka Jabbuuti, waxaase isweydiin leh maxay kaga duwanyihiin wada hadalladii faraha badnaa ee hore loo bilaabay.
DAGAAL MASKAXEEDKA LAGU SOO QAADAY ISLAAMKA.
Markii ay gaalada reer Galbeedku uu hoggaaminayo ay xoog kaga adkaan waayeen dadka Muslimiinta ah, ayaa waxa ay wax ka beddeleen dagaalkoodii ama duullimaadkoodii. Dagaalkaasi waxa uu isu rogay nooca loo yaqaan dagaal maskaxeedka (qaswul-fikriga).
HAL MAGAALO, HAL JID IYO WELIBA HAL GURI
Waxaan aad u la yaabaa warbixinta iyo xogta ay soo gudbinayaan afhayeennada dawladda laakiin aan anigu rummaysnahay in ay dalka ka joogaan hal magaalo, hal jid oo magaaladaa ka mid ah iyo weliba hal guri oo jidkaa ku yaalla, lana yiraahdo Villa Somalia.
Lix Arrimood uu la Gaar ahaa Shirweynaha ay Qabsadeen Al-Shabaab [Maqaal].
23-kii Rajab 1441H, waxaa soo gabagaboobay shir socday muddo 5 maalmood ah oo ay qabatay Xarakada Al-Shabaab, kaas oo lagu marti qaaday dad kor u dhaafaya 100-xubnood oo isugu jira odayaal dhaqameed, culimo iyo qaar kamid ah madaxda Al-Shabaab sida ay shaaciyeen warbaahinada kooxda taageera, laguna…
Update cookies preferences