Warbixinno

Wax ka baro Ramadaanka iyo sida ay Muslimiintu usoomaan.
Soonka waa tiirka 4aad ee islaamka waana bishii uu soo degay Qur'aanka kariimka ah, Allaah Swt isagoo ka hadlaya soonka waajibnimadiisa waxa uu yiri: (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى…
Macawiisley iyo Mahadhooyinka aan la Mahadin doonin [MAQAAL MUHIIM AH].
Kadib markii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ku baaqay guluf colaadeed ee ka dhan ah ururka Al-Shabaab, ayaa wuxuu dalka mar labaad qarka usaaran yahay in uu lugaha la galo dagaalo sokeeye iyo colaado hor leh. Soomaaliya oo horaanba u waajahysay xaalado adag iyo abaaro xoogan, ayaa haddana…
Update cookies preferences