Maqaallo

Maqaal Xiisa badan: TRUMP IYO NATO!!!
Professor John Mearsheimer, kana mid ah faaliyeyaasha arrimaha siyaasadda ee caalamiga (International Relations) bare sarena ka ah Jaamacadda Chicago ee carriga Maraykan ayaa qaba in Trump uusan ku guuleysan karin haddii uu damco in uu weeraro Iiraan ama meelo kale oo caalamka ka mid ah, waayo ayuu…
Guubaabo iyo Garnaqsi Culimo W/Q Hilaal Colaad
Kitaabkiisa Ta'amulaat Fidiini Wal Xayaat ee Al Imaam Al Khazaali wuxuu soo guuriyay qisada nin maal qabeen ah oo dhalay wiil indhool ah kaasi oo kadib markii uu kala daalay dhaqaartiirta go'aansaday in uu geeyo Al Azhar si uu u baro diinta.
ISLAAMNIMO MISE SOOMAALINIMO.
Bismillah, dalkeenna soomaaliyeed waxa asal u ah diinta islaamka, sida caadiga ah geedku xidid la'aan ma baxo dadka soomaaliyeed iyo guud ahaan muslinkuna shareeco la'aan waxba ma noqon karaan.
Shiinaha iyo Turkistanta Bari Wax badan ka ogoow [Warbixin].
Muslimiinta Uyghurka ah ee Turkistanta Bari waxay wajahayaan ollole isir sifeyn ah oo aad u qalafsan. Waxaan wax ka taaban doonaa taariikhda Turkistanta Bari, marxaladaha uu soo maray gumeysiga shiinahu iyo sida ay uga falceliyeen Muslimiinta iyo caalamka kale.
Maqaal: Maxaan Ku Doortay Al Shabaab? Q.1aad
Inkastoo aanan ka tirsaneyn Qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay dhaqdhaqaaqa Al-Shabab hadana waxaan jeclaystay in aan qoro maqaalkaan aan rajeynayo intii Allah igaransiiyo inan wax badan idinkaga iftiimiyo sababti igu qancisay in aan kamid noqdo kumanaanka ladhacsan shaqada iyo hiigsiga quruxda…
Update cookies preferences