![](https://somalimemo24.info/uploads/article/photo/thumbs/IMG_6411B4-B338E5-0AE905-EC5AD2-E0663F-FEC8A8.jpg)
Maqaal: Xilalka "Dowladda Federaalka" Waxaa Lagu Qeybsaday 4.5, Canshuurtana Waxaa Laga Qaadayaa Muqdisho oo Kaliya!! W/Q Warfaa Kheyrdoon
Markaan arkay xaaladda ka taagan Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha, Markaan arkay cabashada bulshada iyo ganacsatada Muqdisho, Markaan arkay awaamiirta canshuur dalbasho ee dowladda. Markaan qiimeeyay halka ay wax iska qaban la'yihiin, ayaa waxaa ii soo baxay qodobo dhowr ah oo ay tahay in la…