Wararka ka imaanaya Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday maleeshiyaad dabadhilifyo ah xilli ay ku sugnaayeen deegaan kaabiga ku haya xuduud beenaadka.
Maamulka loogu yeero Koonfurgalbeed ayaa si cad uga soo horjeestay hadalkii dhawaan ka soo yeeray La Taliyaha 'Amniga Qaranka' Xuseen Macallin kaas oo ahaa in ciidamada Itoobiga ay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka 2024.
Kadib markii ay ucaalwaayeen weerarada qorshaysan ee uga imaanaya Shabaabul Mujaahidiin ayay saraakiisha dowladda Xasan Gurguurte iclaamiyeen in ay qaadayaan tallaabo xadgudub ku ah shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah.
Ciidanka Yuhuudda ee duullaanka ku jooga Qaza ayaa qirtey in ilaa saddex askari lagaga diley dhisme ku yaalla deegaanka Rafax ee Waqooyiga Marinka Qaza.
Dad ka careysan falalka bahalnimada ah ee maamulka Yuhuuddu ka waddo Marinka Qaza ayaa isugu soo baxey Safaaradda Sahaayinada ee caasimadda Mexico City kuwaas oo doonayey in ay xoog ku galaan Safaaradda.
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar cusub lagu qaaday mid ka mida saldhigga ciidamada Xabashida Itoobiya.