Wararka Caalamka

Macaluul daran oo ka jirta Galbeedka Suudaan.
Warbixin rasmi ah oo ka soo baxdey Xafiiska Wasaaradda Caafimaadka ee gobolka Koonfurta Daarfuur, Galbeedka Suudaan ayaa tibaaxaya in kor u kac ballaarani ku yimid tirada carruurta u dhimanaysa nafaqodarrada.
Update cookies preferences