Warbixinno

Urur diimeed isku bedelaya dawlad rasmi ah W/Q: Wadaadyare
Tan iyo xilligii burburkii dawladdii Maxamed Siyaad Barre waxa jirey kacdoon diimeed oo dadka Soomaaliyeed loogu soo dabbaalayo diintoodii xaniifka ahayd iyadoo marar badan la fududaystey. Intii aaney burburin dawladdaas hore waxa fasax ahaa anshax xumo iyo fisqi oo dhan sida; khamriga oo la cabbo iyo…
Update cookies preferences