Munaasabad aad loo soo agaasimayayaa ka dhacday degmada Tooratoorow ee Wilaayada Sh.Hoose, taas oo ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Wilaayada Wax garadka iyo odayaasha dhaqanka gobolka, ganacsato, culimaa'udiin iyo guud ahaan qeybaha Bulshada.
Maamullada islaamiga ah ee ka jira degmooyin iyo deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa wax qabad muuqda u haya bulshada halkaasi ku dhaqan xilli ciidanka Itoobiya ay ka xasuuq kula kacayaan shacabka
Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa maanta oo arbaca ah baahisay 134 sawir ah oo laga keenay weerarkii halyeeynimo ee guutada Ashahiid Saalix Nabhaan ay ku qaaday xerada military ee Ceelcadde oo ay daganaayeen ciidamo ka tirsan Kenya.
Sawirro laga soo qaaday magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa muujinaya magaaladaa oo haawneysa, kadib markii ku dhawaa laba sano ka hor ay ka barakaceen shacabkii daganaa magaaladaasi.
War mar kale iyo barnaamijkii XAALADDA JANNAALE JABKII UGANDA KADIB. Qeybtan waxaan ku eegeynaa wax soo saarka beeraha Jannaale oo kasoo kabanaya raadadkii adkaa ee ay ku reebteen ciidamada shisheeye ee Uganda.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale soo bandhigtay awoodeeda gudaha wadanka Kenya oo sanadadii lasoo dhaafay bartilmaameed u ahaa mujaahidiinta tan iyo wixii ka dambeyay markii ay ciidanka Kenya duullaanka kusoo qaadeen Konfurta soomaaliya.