Xabbad joojintii Xamaas iyo Yuhuudda oo rejo laga qabo in la kordhiyo.
Maamulka Yuhuudda ayaa u gudbiyey Xarakada Xamaas magacyada maxaabiista Yuhuudda ah ee ku jira gacanta xarakada, waxaana laga rejo qabaa in oodda laga qaado maanta oo Isniin ah.